Skip to main content
Home Case law Statutes Constitutions
Esheria Esheria Somalia Constitution
Share

Share this page

Send a link to this legal source.

Share to X Share to LinkedIn

Sign in
  1. Constitutions
  2. Somalia
  3. d

🇸🇴 SomaliaConstitution

Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026

d

Jurisdiction
Somalia
Provision
d
Source language
root
Recorded status
in force
More details
Recorded status
in force

Provision text

Official source
KMG ah, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si waafaqsan Qodobbada 84aad iyo 85aad ee Dastuurka KMG. Xii. Sheikh Adan Mohamed Nur "Ma * ~1-: . Guddoomiyaha Golaha Shacabka · · Ku-simaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare 4 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Guddiga Dih-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka Federal Republic of Somalia The Constitution Review and Implementation Oversight Committee (OC) Tix: GLD/BFS/03/2026 Taariikh: 03/03/2026 Ku: Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS. Ku: Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Og: Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS. Og: Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. Ujeeddo: Nuqulka Kama Dambaysta ah ee Soojeedinta Wax-kabeddelka Qodobbada 13(1); 16aad iyo 28(2) ee Cutubka 2aad, wax-kabeddelka Qodobbada 49aad, SOaad iyo 54aad ee Cutubka 4aad iyo Wax-kabeddelka Cutubyada Saad ilaa 15aad ee Dastuurka KMG. Mudane Guddoomiye, Guddiga Lasocodka Dib-u-eegista Dastuurka ee BPS wuxuu si waafaqsan qodobbada 133aad iyo 134aad ee Dastuurka, Qodobbada 108aad iyo 109aad ee Xeer I-Ioosaadka Golaha Shacabka, Qodobka 81aad ee Xeer Hoosaadka Aqalka Sare iyo Qodobka 5(7) ee Qaraarka Ansixinta Habraaca Wax- kabeddelka Dastuurka halkan idinku soo gudbinayaa nuqulka kama dambeysta ah ee soojeedimaha Wax-kabeddelka Qodobbada 13(1); 16aad iyo 28(2) ee Cutubka 2aad, wax-kabeddelka Qodobbada 49aad, SOaad iyo 54aad ee Cutubka 4aad iyo Wax-kabeddelka Cutubyada Saad ilaa 15aad ee Dastuurka ee uu soo diyaariyey Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, uuna aqbalay Guddiga La-socodka ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee B.FS. Mudane Guddoomiye, Guddigu wuxuu xaqiijiyey in Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ay soojeedimahan kama dambaysta ee Wax-kabeddelka Qodobbada 13(1); 16aad iyo 28(2) ee Cutubka 2aad, wax-kabeddelka Qodobbada 49aad, SOaad iyo 54aad ee Cutubka 4aad iyo Wax-kabeddelka Cutubyada Saad ilaa 15aad ee Dastuurka ku soo dhafeen natiijada latashiyadii kala duwanaa iyo talooyinka xildhibaannada labada aqal ee BPS intii lagu gudajiray ka doodista cutubyadan oo ka koobnaa 13 kulan oo si wadajir ah ay u yeesheen xidhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka F ederaalka Soomaaliya. vddrcss: Km-U I Dcgmadu Shibis - Hanaudir I :\lm1di~h11, Soomualiya. Email: 1n(n(i/ dasllmrk:1.-hfs ..... rn:€_11x1rlia111ent.gu,·.so I website: www.d.rsuunka-hfs.so

Source record

Source and verification

Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026 · parliament.gov.so · Retrieved 19 August 2026.

Check the upstream source for currency, amendments, and official formatting. The recorded status describes this source version.

Open upstream source

On this page

Provision textSource and verificationAll Somalia provisions

Continue researching

Search this constitutionBrowse global constitutions

About this LexChat collection

Public constitutional materials with source attribution and rights-aware access. Verify the official wording before relying on a provision. Report corrections to hello@esheria.ai.

Back to Somalia Constitution