Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026
d
- Jurisdiction
- Somalia
- Provision
- d
- Source language
- root
- Recorded status
- in force
More details
- Recorded status
- in force
Provision text
Official source1) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku kulansan Kalfadhiga 7aad
kulankiisa 24aad oo ay goobgooj yihiin laba boqol labaatan iyo labo (222)
xildhibaannada labada Aqal ee BFS oo codeenaya, waxa uu ansixiyey nuqulka
karna dambaysta ah ee Soojeedinta Wax-ka-beddelka Qodobbada 13(1);
16aad iyo 28(2) ee Cutubka 2aad, wax-kabeddelka Qodobbada 49aad, S0aad
iyo 54aad ee Cutubka 4aad iyo Wax-ka-beddelka Cutubyada Saad ilaa 15aad
ee Dastuurka.
2) Si waafaqsan Qodobka 5(5) ee Qaraarka Habraaca Ansixinta Wax-kabeddelka
Dastuurka KMG xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka
Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad (50%+1) tirada xildhibaannada goobjoog ah
ku ansixiyey nuqulka kama dambaysta ah ee Soojeedinta Wax-kabeddelka
Qodobbada 13(1); 16aad iyo 28(2) ee Cutubka 2aad, wax-ka-beddelka
Qodobbada 49aad, S0aad iyo 54aad ee Cutubka 4aad iyo Wax-ka-beddelka
Cutubyada Saad ilaa lSaad ee Dastuurka.
Codeynta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
Soojeedinta Oggol Diiday Ka aamustay
Source record
Source and verification
Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026 · parliament.gov.so · Retrieved 19 August 2026.
Check the upstream source for currency, amendments, and official formatting. The recorded status describes this source version.
Open upstream source